XILDHIBAN Publications Xildhiban Publications

Home

Publications

About us

Gabayo & Guurow

Heesaha

Photo Gallery Contact us

Home

Publications

About us

Photo Gallery

Contact us

Wareysi VOA dood
ku saabsan qoraalka
Soomaaliga

Wareysi  ay laanta afka
Soomaaliga BBC la yeelatay C/casiis "Xildhiban"

Wareysi ay laanta afka Soomaaliga ee Radio Warsan
Helsinki, Finland 
la yeelatay C/casiis "Xildhiban"

Wareysi wariye Feysal Sh. Aadan "Amiin" oo ka tirsan Radio Warsan uu siiyay VOA oo uu kaga waramayo kulanka qoreyaasha ee ka dhacay Helsinki, Finland

Wareysigii lala yeeshay qoreyaasha Soomaaliyeed, kulankii ka dhacay Helsinki

Somali Radio

Barnaamijyada Idaacadda 04:00 GMT

Barnaamijyada Idaacadda 11:00 GMT
Barnaamijyada Idaacadda 14:00 GMT
Barnaamijyada Idaacadda 18:00 GMT
 

  4:00PM

  7:00PM

  8:00PM

Somali Links

Allpuntland
Allceeldheer
Allgedo
Buurhakaba
BBC Somali Servive
Calanka
Dayniile
Daryeels
Dhagaxtuur
Dhahar
Hamarey
Hiiraan

Hornafrik

Jowhar
Janaale

Kasmonewspaper

Kubadda

Markacadeey

Midnimo
Mareeg

Onkod

Puntlandpost

Radio Banaadir

Qaranimo

Shabelle

Somaliweyn

Somalitalk

Somalisan

Solamusic

Waddaniga

Wardheernews

Waagacusub

Xamardaye

International News Agencies

Aljazeera

Arabnews

Reuters

Washington post

BBC

CNN

Ra'iisul wasaareyaashii
Soomaaliya

C/llaahi Ciise Max'ud

Taariikh nololeedkii
ra'iisul wasaare
C/llaahi Ciise Max'ud
1956-1960

Taariikh nololeedkii
 ra'iisul wasaare
C/rashiid Cali Sharmaarke
 1960-1964

C/risaaq Xaaji Xussein Xassan

Taariikh nololeedkii
ra'iisul wasaare
C/risaaq Xaaji Xussein Xassan
1964-1967

Max'ed Xaaji Ibrahim Cigaal

Taariikh nololeedkii
ra'iisul wasaare
Max'ed Ibrahim Cigaal
1967-1969

Max'ed Cali Samatar

Taariikh nololeedkii
ra'iisul wasaare S/Guud
Max'ed Cali Samatar
1987-1990

Max'ed Xawaadle Madar

Taariikh nololeedkii
ra'iisul wasaare
Max'ed Xawaadle Madar
1990-1990

Ra'iisul wasaareyaashii
Dagaallada Sokeeye

Cumar Carte Qaalib

.Taariikh nololeedkii
ra'iisul wasaare
Cumar Carte Qaalib
1991-1993

Cali Khaliif Galeyr

Taariikh nololeedkii
ra'iisul wasaare
Cali Khaliif Galeyr
2000-2002

Xassan Abshir Faarax

Taariikh nololeedkii
ra'iisul wasaare
Xassan Abshir Faarax
2000-2004

Max'ed Cabdi Yuusuf

Taariikh nololeedkii
ra'iisul wasaare
Max'ed Cabdi Yuusuf
2004-2004

Cali Max'ed Geeddi

Taariikh nololeedkii
ra'iisul wasaare
Cali Max'ed Geeddi
2004-2007

Nuur Xassan Xussein

Taariikh nololeedkii
ra'iisul wasaare
Nuur Xassan Xussein
22/Nov/07- 31/01/09

Taariikh nololeedkii
ra'iisul wasaare
Cumar C/rashiid Cali
13/02/2009-

Xubnihii Naadigii SYL

Xubnihii SYL ee u soo halgamay gobannimada Soomaaliya

Axmed Abul Qaasim
"Axmed Gurey"

Sayid Max'ed
Cabdulle  Xassan

Max'ed Soomaali
"Dhagaxtuur"

Xaawo
Cusmaan Taako

Date:  

Dhacdooyinka

Wareysigii Universal TV la yeeshay C/casiis "Xildhiban"


Qeybtii 1aad wareysigii
Universal TV


Qeybtii 2aad wareysigii
Universal TV


Qeybtii 3aad wareysigii
Universal TV


Bandhiggii buugga
Taxanaha Taariikhda
Soomaaliya


Abaalmarintii la guddoonsiiyay
Wargeyska Kasmo

_______________________________________________________________________________
Jimce, 11-12 March, 2009 (XP):-
Kulankii qoreyaasha Soomaaliyeed ee lagu qabtay magaalada Helsinki city library/multilingual library service, Finland.

Waxaa taariikhda markii ay aheyd 11-12kii bishan March sanadka 2009ka lagu qabtay kulan ballaaran oo ay ka soo qeybgaleen qoreyaal Soomaaliyeed oo ka kala yimid magaalooyinka London, Toronto, Stockholm & Helsinki ee dalka Finland.

Read more..........

____________________________________________________________________

Kulanka Abwaannada & Qoreyaasha Soomaaliyeed oo ka dhacay magaalada London ee dalka Britain.


Axad, November 9, 2008 (XP): Waxaa magaalada London ee dalka Ingiriiska lagu qabtay maalinnimadii shalay aheyd kulan ballaaran oo ay ka soo qeybgaleen qeybaha bulshada Soomaalida ee ku dhaqan magaaladaasi. Kulankaasi oo loogu magacdaray "Haddiyadda Jabuuti, Hiilka Afka Hooyo, Hal-abuurka Qalinka & Himilada Soomaalida UK.
Read more.........

______________________________________________________________________


Innaa Lillaahi Wa'inaa Illeyhi Raajicuun

Isniin, November 3, 2008 (XP): Ma dhinte waa Illaahay ruux kasta oo noolna waa dhimanayaa, waxaan anniga oo ku hadlaya magaca qoreyyaasha Soomaaliyeed halkan tacsi uga dirayaa guud ahaan ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan qoyskii, ehelladii & qaraabadii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Abwaan Cabdi Muxumed Amiin oo maanta lagu aasay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Read more.....
______________________________________________________________________
Kulan ay magaalada London ku yeesheen Qoreyaasha & Suugaanleeyda Soomaaliyeed

Talaado, October 28, 2008 (XP): Qorayaal iyo suugaanleey ku caan ah bushada soomaaliyeed dhexdeeda ayaa magaalada London ee dalka Britain waxa ay ka qeybgaleen kulan uu soo qaban qaabiyey ururka Somali Pen oo ah urur kulmiya Qorayaasha iyo Hal-abuurka Soomaaliyeed. Read More......

______________________________________________________________________
Axad, Octobar 26, 2008 (XP) Stockhlom
Kulankii qoreyaasha & abwaannada Soomaaliyeed ee lagu qabtay magaalada Stockhlom ee dalka Sweden


Waxaa magaalada Stockhlom ee dalka Sweden lagu soo gebagabeeyay kulankii ay ka qeybgalayeen qoreyaasha & abwaannada Soomaaliyeed. Kulankaasi oo socday intii u dhaxeysay 25-26kii bishan Oktoobar isla markaana ay si wadajir ah u soo qabanqaabiyeen ururrada Somali Swedish Union & Scansom Publishers
Read more............
_______________________________________________________________________
Magaalada London oo lagu soo bandhigay buugga Taxanaha Taariikhda Soomaaliya ee qorey C/casiis Cali Ibrahim "Xildhiban"

London, 16-Dec-2006 [XP] Munaasabad si heer sare ah loo soo qabanqaabiyay laguna qabtay magaalada London ee dalka Ingiriiska laguna soo bandhigayay buugga TAXANAHA TAARIIKHDA SOOMAALIYA ee uu qorey C/casiis Cali Ibrahim "Xildhiban" ayaa lagu qabtay Streatham Library, qabanqaabadeeduna uu lahaa Tom O'Dell oo ah Reader's Devolopment Officer in Lambeth Libraries, lana qabtay 16/12/2006.
Read more........

_______________________________________________________________________
Ururka Somali Community in Cardiff oo qabtay xaflad lagu soo bandhigay buugaagta Soomaalida

Cardiff, 30-Nov-2005 [XP] Munaasabad aad u weyn oo ay si wadajir ah u soo qabanqaabiyeen Ururka Soomaalida magaalada Cardiff & Cardiff Central Library iyo Ururka Scansom Publishers. Munaasabadan oo ay ka soo qeybgaleen marti sharaf fara badan waxaa ugu horreyn ka hadlay ku xigeenka duqa magaalada Cardiff, Lord Mayor Read More.........

                   Buugga SOOYAALKII SUUGAANTA ee halyeygii weynii abwaan Cabdulle Raage Taraawiil

SOOYAALKII SUUGAANTA

Cabdulle Raage Taraawiil suugaantii uu ka tagay waa hanti ummaddu leedahay, waxaan filayaa ninkan ku magac dheer C/casiis "Xildhiban" ayaa faafinaya, dadkana waxaan ugu baaqayaa suugaantaa haddii Illaahay ka dhigo ujeedada culus leh ee aan qosolka ka marneyn, qofku isaga oo waajib culus aqriyaya ayuu haddana mararka qaar ku qoslayaa ama ku farxayo weeye suugaantiisu sidaan filayo, ugu dambeyntii waxaan dadka Soomaaliyeed ka codsanayaa in ay u duceeyaan isla markaana ay ku biirsadaan suugaantiisa wixii ay horey u hayeen.

Abwaan
Max’ed Ibrahim Warsame "Hadraawi"
Oxford House, London, UK.


Sooyaalkii Suugaanta Abdulle Raage Tarawil

In the 1960s Abdulle Raage was one of the artists working as an actor and poet with the Waaberi group and become famous through his broadcasts on Radio Mogadishu. As an actor he is remembered in particular for having played the part of Shabeel in Hassan Sheikh Muumin's play Shabeel naagood.

I have heard people say he had an imposing presence and strong eyes and yet he was very much able to make laugh and am pleased this book of his work is being published by Xildhiban Publications. It contains a lot 4-colour cover. Author Abdulaziz Ali Ibrahim "Xildhiban. It contains 224 pages.

Dr: Martin Orwin
Lecturer in Somali and Amharic "SOAS "
University of London

Published in London 2008 ISBN: 978-91-85945-5101 
Read more.....

_______________________________________________________
Halkan ka dhageyso ruwaayaddii Shabeel naagood

Qeybtii 1aad              Qeybtii 2aad               Qeybtii 3aad

_______________________________________________________

Xulka maansooyinka Soomaaliyeed

Xulka maansooyinka SoomaaliyeedXulka maansooyinka Soomaaliyeed

Buuggaan Xulka Suugaanta Soomaaliyeed wuxuu bandhig u yahay suugaanleeyda gaar ahaan tixmaalka caan baxay ee Soomaaliga, wuxuu keyd u dhigayaa jiilka soo socda, wuxuu iftiiminayaa dhaqanka iyo suugaanta Soomaalida, wuxuu kor u qaadayaa garaadka aqoonta, wuxuu halbeeg u yahay miisaanka suugaanta Soomaalida, wuxuu tixraac u noqonayaa tiirarka dhaqanka iyo hidaha Soomaalida, wuxuu ku siinayaa afkaar suugaaneed leh hadaf iyo ujeedo, wuxuuna dhiirigalinayaa awoodda gabyaaga, wuxuu farax galinayaa aqristayaasha, buugga wuxuu cabir ka bixinayaa heerarkii ay soo martay suugaanta Soomaalida.

Qoraa sare
Cawil Daahir Salaad
London, UK


Xulka maansooyinka Soomaaliyeed

This book contains over 65 selected poems from over 50 different best known Somali poets af different times from 18th century until today. Many of the leading Somali poets for the last two centuaries are included in this collection. Author Abdulaziz Ali Ibrahim "Xildhiban.
Published March 2008 ISBN: 978-0-9549555-4-0 
Read more.....
 

Midnimaa wanaag lagu guntaa
Midnimaa wanaag lagu guntaaMidnimaa wanaag lagu guntaa laguna goobaahe.

Buuggan Midnimaa wanaag lagu guntaa waa buug laga qoray abwaan Max'ed Gacal Xaayow oo ka mid ah abwaaniinta Soomaaliyeed kuwa ugu magaca dheer.

Buuggan waxaa lagu soo bandhigay suugaanleeyda, weerihii, murtidii abwaan Max'ed Gacal, wuxuu keyd u yahay dhammaan buugaagtii laga qoray tixmaalka caan baxay ee Soomaaliga, wuxuu keyd u dhigayaa jiilka soo socda, wuxuu iftiiminayaa dhaqanka iyo suugaanta Soomaalida, wuxuu kor u qaadayaa garaadka aqoonta, wuxuu halbeeg u yahay miisaanka suugaanta Soomaalida, wuxuu tixraac u noqonayaa tiirarka dhaqanka iyo hidaha Soomaalida, wuxuu ku siinayaa afkaar suugaaneed leh hadaf iyo ujeedo, wuxuuna dhiirigalinayaa awoodda gabyaaga, wuxuu farax galinayaa aqristayaasha, buugga wuxuu
cabir ka bixinayaa heerarkii ay soo martay suugaantii uu tiriyay abwaan Max'ed Gacal Xaayow.

Marwo
Naima Ali Hussein
London, UK

Xubnihii Golihii Sare ee Kacaanka 21kii Oktoobatar 1969kii


"The Bloodless Revolution"


S/Gaas
Max'ed Siyaad
Barre


S/Guud
Max'ed Cali Samatar


S/Gaas
Xussein Kulmiye Afrax


S/Guuto
Ismaciil Cali
Obokar


S/Guuto
Axmed Suleiman "Dafle"


S/Gaas
Cabdalla Max'ed
Faadil


S/Guuto
Max'ud Geelle
Yuusuf


S/Guuto
Max'ed Sheikh
Cusmaan


S/Guuto
Cali Mataan
Xaashi


S/Guuto
Max'ed Cali
Shire


G/Sare
Axmed Max'ed Faarax


G/Sare
Muusse Rabiille Good


G/Sare
Cusmaan Max'ed Jeelle


G/Sare
Axmed Xassan Muusse


G/Sare
Faarax Waceys Duule


G/Sare
Cabdi Warsame Isaaq


G/Sare
Max'ed Cumar
Jees


G/Sare
C/risaaq Max'ud Abubakar


G/Sare
C/qaadir Xaaji Masalle


G/Sare
Max'ud Mire
Muusse

Xubnihii laga saaray Golihii Sare ee Kacaanka


S/Guuto
Salaad Gabeyre Kadiye


S/Guuto
Max'ed Ceynanshe Guuleed


S/Gaas
Jaamac Cali Qoorsheel


S/Guuto
Axmed Max'ud "Qoorweyne"


G/Sare
Bashiir Yuusuf
"Qoslaaye"

Guddoomiyeyaashii baarlamaannadii Soomaaliya 1956dii- 1991dii


Aadan Cabdulle Cusmaan
1956-1960kii


C/llaahi Jaamac Qaalib
1960kii-1964tii


Axmed Sh. Cali Cabsiiye
1964tii-1967dii


Sh. Muqtaar M. Xussein
1967dii-1969kii


Ismaaciil
Cali
Obokar
1979-1982dii


M. I. "Liiqliiqato"
1983dii-1989kii


Xussein Kulmiye Afrax
1989kii-1991dii

Guddoomiyeyaashii baarlamaannadii dagaallada sokeeye 1991dii- 2009ka


Cabdalla Deerow Isaaq
2000-2004tii


Mustaf Muqtaar Guudow
2004tii-2004tii


Shariif Xassan Sh. Aadan
2004-2007dii


Sh. Aadan Max'ed Nuur
2007dii-........












 

Kulankii madaxweynaha Soomaaliya uu la yeeshay Somali Peace Council


Hadalkii uu C/casiis Xildhiban ka jeediyay kulankii madaxweyne C/llaahi Yuusuf kula yeeshay Golaha SPC, London












































 
WAXAY KUU DHIGEEN MA KUGU DHAQEEN

Waxay kuu dhigeen ma kugu dhaqeen

Taxanaha Taariikhda SOOMAALIYA

Taxanaha Taariikhda Soomaaliya

MAAHMAAHYO Murti & Madadaallo

Maahmaahyo Murti &
madadaallo

Sooyaalkii suugaanta

Sooyaalkii suugaanta
Cabdulle Raage
Read more..

Xulka maansooyinka

Xulka maansooyinka
Read more.....

Horseedayaashii Halaagga SOOMAALIYA

Horseedayaashii Halaagga SOOMAALIYA

Coming soon

Dal aan dalkiisa Damqasho Laheyn

Dalaan dalkiisa Damqasho Laheyn

Coming soon

Bandhigga buugga
"Saa waxay tiri"

Xildhiban Publications
Presents

Xildhiban Publications
Presents

Abwaano & Fanaan ka hadlaya taariikh nololeedkii Cabdulle Raage Taraawiil

Kulankii Qoreyaasha Soomaaliyeed ee dalka Sweden

Madaxweyneyaashii
Soomaaliya

Aadan Cabdulle Cusmaan

Taariikh nololeedkii Madaxweyne Aadan Cabdulle Cusmaan 1960-1967


Taariikh nololeedkii Madaxweyne C/rashiid Cali Sharmaarke
1967-1969

Sh. Muqtaar Max'ed Xussein
Taariikh nololeedkii
Madaxweynihii KMG
Sh. Muqtaar Max'ed Xussein
16-21/10/1969

Max'ed Siyaad Barre

Taariikh nololeedkii Madaxweyne S/Gaas Max'ed Siyaad Barre 1969-1990

Madaxweyneyaashii
Dagaallada Sokeeye

Cali Mahdi Max'ed

Taariikh nololeedkii Madaxweyne
Cali Mahdi Max'ed 1991-1993

C/qaasim Salaad Xassan

Taariikh nololeedkii Madaxweyne C/qaasim Salaad Xassan
2000-2004

C/llaahi Yuusuf Axmed

Taariikh nololeedkii Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed
2004-2008

Sh. Aadan Max'ed Nuur "Madoobe"
Taariikh nololeedkii
Madaxweynaha KMG 
Sh. Aadan M. Nuur
29/12/08-31/01/09


Taariikh nololeedkii
Madaxweyne 
Sh. Shariif Sh. Axmed
31/01/09

Calanka
Jamhuuriyadda
Soomaaliya

Astaanta Qaranka
Soomaaliya 

Taariikhdu
waa ma guurto

Daa'uud Cabdulle Xersi

.Taariikh nololeedkii S/Gaas Daa'uud Cabdulle Xersi
1924-1965

Xussein Xaaji Bood

Taariikh noloeedkii Dr. Xussein Xaaji Max'ed "Bood"
 1933-2008

Guddigii qorista afka Soomaaliga

Xubnihii 1952dii-1953dii loo qaaday waxbarashadii dalka Talyaaniga

Taaladii
Somali Youth League SYL

Home   |   Publications   |   About us   |   Photo Gallery   |   Contact us

_______________________________________________________

Copy Right xildhibanpublications.com ® All Reserved 2008