XILDHIBAN Publications Xildhiban Publications

Home

Publications

About us

Gabayo & Guurow

Heesaha

Photo Gallery Contact us

Home

Publications

About us

Photo Gallery

Contact us

Wareysi VOA dood
ku saabsan qoraalka
Soomaaliga

Wareysi  ay laanta afka
Soomaaliga BBC la yeelatay C/casiis "Xildhiban"

Somali Radio

Barnaamijyada Idaacadda 04:00 GMT

Barnaamijyada Idaacadda 11:00 GMT
Barnaamijyada Idaacadda 14:00 GMT
Barnaamijyada Idaacadda 18:00 GMT
 

  4:00PM

  7:00PM

  8:00PM

Somali Links

Aminarts
Allpuntland
Allceeldheer
Dayniile
Dhagaxtuur
Hamarey
Hiiraan
Hornafrik

Markacadeey

Midnimo
Mareeg

Puntlandpost

Qaranimo

Shabelle

Somaliweyn

Somalitalk

Solamusic

Universal TV

Xamardaye

International News Agencies

Aljazeera

Arabnews

Reuters

Washington post

BBC

CNN

Date:  

Dal aan dadkiisu damqasho laheyn

 

THE PEOPLE WHO DIDN’T HAVE FEELING FOR THEIR COUNTRY

Somalis are described as the most homogenous society, having the same language, religion and culture. It may not be surprising for such community to engage the disastrous conflict that we have been witnessing during the last 19 years. But what is agonisingly surprising is the failure to solve differences by a community that is so connected in many ways. Somalis are known for their oratory in proverbs and sayings. One of the most famous sayings says, "let us talk means let us agree". Unfortunately everything Somalis have done so far is the reverse of this saying.

This book, "The people who didn't have feeling for their country" publishes all the agreements reached by the Somali sides and groups since the civil war started.

Those agreements include:-

Djibouti agreement on 5th June; and 15-21 July 199.  Mogadishu agreement on 3rd March 1991; and Mogadishu agreement on 11th December 1991.  Addis Ababa agreement on 8th January and March 39th 1993dii. Nairobi agreement on 15th October 1995. Mogadishu agreement in June 1995. Sana'a agreement, Yemen May 1997. Sodere, Ethiopia in January and July 1997. Cairo, Egypt on 21st December 1997.  Jeddah agreement in 1998. Sirte, Libya in March 2000. Arte, Djibouti in August 2000. Eldoret and Mbaghathi from 2002 - 2004. Khartoum, Sudan in 2004 and 2006.  Aden, Yemen on 22nd May. Mogadishu in July-August 2007. Djibouti in June and August 2008. 

Addis Ababa, Ethiopia on 31st August 2008. Djibouti on September 21st, 2008. Djibouti in October and November 2008 and other important documents. Some of the chapters in the book discuss the attempts and failures of the International community to help the Somalis solve their differences over the years.

Apart from the agreements, accords and memorandums that have been signed by the different factions only to fail implementing, the book also details accounts of the civil war between the clans and effects on the people.

"The people who didn't have feeling for their country" is a comprehensive book that intends to touch acts of violations of human rights and the cruelty that has been subjected against the innocent Somalis.

Somalia has become a country where international criminals and other fugitives take shelter. Somalia has become a home to many people who have committed crimes in their own countries who are running away from justice. As the book goes to print, Somalia's ideological differences and humanitarian situation has turned for the worse. The impact on the ordinary has reached an epic proportion.

Finally, the book urges a greater cooperation between the Somalis and the international community against these ideologically corrupt criminals who are running the country havoc. With out this level of cooperation, the country could slip further into turmoil, the book warns.

Somali Peace Activist & Author;-
Abdulaziz Ali Ibrahim "Xildhiban"

London, United Kingdom

Dal aan dadkiisu damqasho laheyn
 


 

 

Buuggan wuxuu daba joogaa buuggii isaga ka horreeyay ee "Horseedayaashii halaagga Soomaaliya", wuxuuna xambaarsan yahay heshiisyadii ururradii mas'uulka ka ahaa QARAN burburka ku dhacay dalka Jamhuuriyadda Soomaaliya wixii ka dambeeyay dagaalkii ay Soomaaliya la gashay dalka Ethiopia. Dagaalkaas oo lagu tilmaamo in uu ahaa kii sababta u ahaa burburka ku dhacay Qarannimadii dalka Jamhuuriyadda Soomaaliya.

Qorista iyo soo saarista buuggan "Dal aan dadkiisu damqasho laheyn" waxaa hubaal ah inuu noqon doono mid kobcinaya, keydinaya oo koobaya dhacdooyinkii tariikhiga ahaa ee  la soo maray maalmihii dalka Soomaaliya uu ku jiray qaran burburka. Qoraagu waa C/casiis "Xildhiban" wuxuu isku xilsaaray in uu buuggan ku soo uruuriyo oo uu diiwaan geliyo dhacdooyinkii waaweynaa ee uu dalku soo maray & heerarkii kala duwanaa ee shirarkii dib u heshiisiinta ee Soomaalida dhexmaray laga soo bilaabo shirkii ugu horreeyay ee lagu qabtay dalka aan walaalaha nahay ee Djibouti sanadkii 1991dii.

Waxay dad badani is weydiin karaan maxaa Soomaalida u diiday in ay ka heshiiyaan dhibaatooyinkii ragaadiyay qarannimadii dalka jamhuuriyadda Soomaaliya isna markaana keenay dib u dhaca ku yimid qarannimadii dhiigga faraha badan loo daadiyay. Shaki kuma jiro in dadku ay dagaallamaan, laakiin kama dambeysta heshiis laga gaaro wixii lagu dagaallamay ama dhinac leyska dhigayo wixii dagaallada & khilaafaadka keenay, isla markaana laga fekerayo danaha guud ee dalka & dadka Soomaaliyeed. Buuggani waxaad ka heli kartaa dhammaan heshiisyadii dhexmaray hoggaamiyeyaashii ururradii horseedka ka ahaa burburkii qarannimada dalka Soomaaliya & saxiixyadooda, sida kalena buuggani wuxuu soo bandhigayaa dhammaan saxiixyadii hoggaamiye dhaqameedyada ka jira dalka Soomaaliya, iyadoo ay taasi jirtana weli lagu guuleysan la’yahay in xal waafi ah laga gaaro mushkiladda dalka Soomaaliya.

Haddaba buuggani waa buug raadraac ahaan ama "Reference" ah una sahlaya ama ka kaalmeynaya qofka in uu fahmo haddiiba ay jiraan wax farqi ah oo u dhaxeeya dhammaan heshiisyadii la gaaray illaa & waqti xaadirkan. Tusaale ahaan wuxuu akhristaha u sahlayaa in uu helo magacyada hoggaamiye kooxeedyadii & hoggaamiyeyaal dhaqameedyadii & saxiixyadoodaba laga soo bilaabo muddadii ay Soomaaliya burburka baahay ku jirtay. Haddaba waa buug anfacaya qofkii doonaya in uu cilmi baaris ku sameeyo ama dib u eego marxaladihii kala duwanaa ee la soo marayyo waxyaabihii ka soo baxay shirarkii Soomaalida la isugu keenay, ha lagu qabto dalka gudihiisa ama dibeddiisaba, waana buug anfacaya qoreyaasha Soomaaliyeed, ardayda jaamacadaha iyo cid kasta oo daneyneysa in ay wax ka ogaato taariikhda ummadda Soomaaliyeed, iyadoo ay ujeeddadu tahay in dadka Soomaaliyeed ay wax iska weydiiyaan waxyaabihii ka dhacay dalka Soomaaliya. Sidoo kale buuggan wuxuu soo bandhigayaa muuqallo aad looga naxo kuwaasi oo isugu jira;- Dilalka qorsheysan ee lagula kaco dadka aan waxba galabsan; Dhirta sida narxiisdarrada ah loo jaro, haddana la dhuxuleeyo, loo dhoofiyo wadammada Khaliijka; Xadgudubyada & tacadiyadda loo geysto dadka ka cararaya dagaallada ka soconaya weli dalkeena, Haamaha sumeysan ee wasaqda Nuclier-ka ee sida bahalnimada ah loogu shubo Biyaha dalka Jamhuuriyadda Soomaaliya, taas oo iyadna calaamadaheedii ugu horreeyay ay dadka Soomaaliyeed dareemayaan.

"Alloow nabad naxariis na sii".

Aamiin.                                                                                 Marwo                                                                                                                                            Naima Ali Hussein  
                                                                                                                          London, United Kingdom

 
 
WAXAY KUU DHIGEEN MA KUGU DHAQEEN

Waxay kuu dhigeen ma kugu dhaqeen

Taxanaha Taariikhda SOOMAALIYA

Taxanaha Taariikhda Soomaaliya

MAAHMAAHYO Murti & Madadaallo

Maahmaahyo Murti
& Madadaallo

Horseedayaashii Halaagga SOOMAALIYA

Horseedayaashii Halaagga SOOMAALIYA

Dalaan dalkiisa Damqasho Laheyn

 

Home   |   Publications   |   About us   |   Photo Gallery   |   Contact us

_______________________________________________________

Copy Right xildhibanpublications.com ® All Reserved 2008