|
SOOYAALKII
SUUGAANTA
Cabdulle Raage suugaantii uu ka tagay waa hanti
ummaddu leedahay, waxaan filayaa ninkan ku magac
dheer C/casiis "Xildhiban" ayaa faafinaya, dadkana
waxaan ugu baaqayaa suugaantaa haddii Illaahay ka
dhigo ujeedada culus leh ee aan qosolka ka marneyn,
qofku isaga oo waajib culus aqriyaya ayuu haddana
mararka qaar ku qoslayaa ama ku farxayo weeye
suugaantiisu sidaan filayo, ugu dambeyntii waxaan
dadka Soomaaliyeed ka codsanayaa in ay u duceeyaan
isla markaana ay ku biirsadaan suugaantiisa wixii ay
horey u hayeen. Abwaan
Max’ed Ibrahim Warsame "Hadraawi"
Oxford House, London, UK.
Sooyaalkii Suugaanta Cabdulle Raage Taraawiil
In the 1960s Abdulle Raage was one of the artists
working as an actor and poet with the Waaberi group
and become famous through his broadcasts on Radio
Mogadishu. As an actor he is remembered in
particular for having played the part of Shabeel in
Hassan Sheikh Muumin's play Shabeel naagood.
I have heard people say he had an imposing presence
and strong eyes and yet he was very much able to
make laught and am pleased this book of his work is
being published by Xildhiban Publications. It
contains a lot 4-colour cover. Author Abdulaziz Ali
Ibrahim "Xildhiban. It contains 224 pages.
Dr: Martin Orwin
Lecturer in Somali and Amharic "SOAS "
University of London
Published in London 2008 ISBN: 978-91-85945-5101
Read more..... |