|
Xulka
maansooyinka Soomaaliyeed
Buuggaan Xulka Suugaanta Soomaaliyeed wuxuu bandhig
u yahay suugaanleeyda gaar ahaan tixmaalka caan
baxay ee Soomaaliga, wuxuu keyd u dhigayaa jiilka
soo socda, wuxuu iftiiminayaa dhaqanka iyo suugaanta
Soomaalida, wuxuu kor u qaadayaa garaadka aqoonta,
wuxuu halbeeg u yahay miisaanka suugaanta Soomaalida,
wuxuu tixraac u noqonayaa tiirarka dhaqanka iyo
hidaha Soomaalida, wuxuu ku siinayaa afkaar
suugaaneed leh hadaf iyo ujeedo, wuxuuna
dhiirigalinayaa awoodda gabyaaga, wuxuu farax
galinayaa aqristayaasha, buugga wuxuu cabir ka
bixinayaa heerarkii ay soo martay suugaanta
Soomaalida.
Qoraa sare
Cawil Daahir Salaad
London, UK
Xulka maansooyinka Soomaaliyeed
This book contains over 65 selected poems from over
50 different best known Somali poets af different
times from 18th century until today. Many of the
leading Somali poets for the last two centuaries are
included in this collection.
Published March 2008 ISBN: 978-0-9549555-4-0
Read more..... |