XILDHIBAN Publications Xildhiban Publications

Home

Publications

About us

Gabayo & Guurow

Heesaha

Photo Gallery Contact us

Home

Publications

About us

Photo Gallery

Contact us
Bandhigga buugaagta Soomaalida & magaalada London, BBC Somali Service.
18 - 19 June, 2011

Bandhigga buugaagta Soomaaliyeed oo lagu soo gebagabeeyay magaalada Helsinki, Finland.
Radio Wardheer
22 May, 2011.

Bandhigga buugaagta Soomaalida ee magaalada Helsinki, 20 May, sanadka 2011 & Radio Wardheer.
Yla Radio 1 Finland
& kulankii qoreyaasha Soomaaliyeed
19 May 2011

Geerida Max'ed Gacal Xaayow & wareysigii Abdulaziz "Xildhiban" ee Ibrahim Xassan Garabey "Daandurey"
VOA 17 May, 2011

Barnaamijkii
doodda gaaban VOA
Abdulaziz Ali Ibrahim "Xildhiban"
& C/Nuur Max'ed Axmed 22/April, 2011

Taariikh nololeedkii
Abwaankii  Qaraagii
Saalax Xaashi Carab 
Radio Eavafm, Leicester

Badhigga siyaasadda ee OWN la yeelatay C/casiis Cali Ibrahim "Xildhiban".
Wareysi VOA dood
ku saabsan Kacaankii

Oktoobar
C/casiis "Xildhiban" &
C/salaan Siciid
Wareysi ay laanta afka Soomaaliga ee Radio Warsan
Helsinki, Finland 
la yeelatay C/casiis "Xildhiban"

Wareysi VOA dood
ku saabsan qoraalka
Soomaaliga

Wareysi wariye Feysal Sh. Aadan "Amiin" oo ka tirsan Radio Warsan uu siiyay VOA
oo uu kaga waramayo kulanka qoreyaasha ee ka dhacay Helsinki, Finland

Wareysi ay laanta afka Soomaaliga ee BBC 
la yeelatay
C/casiis "Xildhiban"

Wareysi ay laanta afka Soomaaliga ee Radio Sweden 
la yeelatay C/casiis Xildhiban"

Halkan ka dhageyso
Idaacadda Radio Muqdisho

  8:00AM

  2:30PM

  8:00PM

Somali Radio

Barnaamijyada Idaacadda 04:00 GMT

Barnaamijyada Idaacadda 11:00 GMT
Barnaamijyada Idaacadda 14:00 GMT
Barnaamijyada Idaacadda 18:00 GMT

  4:00PM

  7:00PM

  8:00PM

Somali Links

Watch
Somali National TV

 
 
 
 

 

Taariikh nololeedkii Allaha u naxariistee Proff. Cumar Max'ed Xassan "Gaalaguul"


Taariikh nololeedkii Allaha u naxariistee Proff. Cumar Max'ed Xassan "Gaalaguul"

Allaha u naxariistee waxaa magaalada Firenze ee dalka Talyaaniga ku geeriyooday Proff. Cumar Max'ed Xassan "Gaalaguul" oo ka mid ahaa siyaasiyiinta Soomaaliyeed


Xildhiban Publications;- 19 September, 2012. Proff. Cumar Max’ed Xassan oo loo yaqaanay " Gaalaguul ", waxa uu ku dhashay magaalada Balcad, 10kii bishii April, sanadku markuu ahaa 1940kii.

Proff. "Gaalaguul " wuxuu ku soo barbaaray isla magaalada Balcad ee gobolka Shabeellada Dhexe ee dalka Soomaaliya, wuxuuna markii dembe isagoo dhallinyaro ah wax barasho u soo aaday dalka Talyaaniga, halkaas oo uu ku qaatay waxbarasho dhinaca jaamacadda ah isaga oo ka qalin jabiyay Ganacsiga & Dhaqaalaha.

Dhinaca kale wuxuu ka qalin jabiyay isla jaamacadda magaalada Firenze, halkaas oo uu ka qaatay shahaadada Siyaasadda & Sharciga, taas oo u sahashay in uu macallin ama barre ka noqdo jaamacad ku taalla dalkaasi Mareykanka.

Proff. Cumar Max’ed Xassan " Gaalaguul " wuxuu si gaar ah macallin uga noqday jaamacadda Dhaqaalaha, Siyaasadda & Xuquuqda caalamiga ee dalkaasi.

Muddo dheer ka dib, Proff. Cumar Max’ed Xassan " Gaalaguul " wuxuu deegaan ku yaashay dalalka Canada & Talyaaniga wuxuuna xiriir la yeeshay xubno ama siyaasiyiin Soomaaliyeed oo dibed joog ahaa si talada dalka Soomaaliya looga qaado hoggaamiyihii hore ee Kacaanka Max’ed Siyaad Barre.

Proff. Cumar Max’ed Xassan " Gaalaguul " wuxuu ahaa ninkii ka diiwaan galiyay ururkii USC magaalada ROME ee dalkaasi Talyaaniga ururkaas oo noqday kii ku guuleystay in uu talada dalkaasi ka qaado madaxweyne Siyaad Barre, sanadkii 1991dii.

Dagaallo dheer ka dibna waxaa maanta Soomaaliya ka hirgalay hannaanka dimoqraadiyadda ee uu muddada dheer doonay in uu ka hana qaado dalka Soomaaliya.

Proff. Cumar Max’ed Xassan " Gaalaguul ", maadaama uu sanadihii ugu dambeeyay ka maqnaa dalka Soomaaliya, haddana marna maskaxdiisa kama saarin mustaqbal wanaagsan oo ka hanaqaada Soomaaliya.

Proff. " Gaalaguul ", wuxuu ka mid ahaa xubnha maskaxda furan una fekera si madaxbannaan si ay xaqiijiyeen xubnihii xiriirka dhow la lahaa ama u dhawaa, iyagoo qiray in uu ahaa nin hufan xambaarsanna sharaf & maamuus ruuxi ah, sida xaaskiisa Mauela Marriotti Hassan.

Allaha u naxariistee Proff. Cumar Max’ed Xassan " Gaalaguul " wuxuu ku geeriyooday magaalada Firenze ee dalka talyaaniga taariikhdu markii ay aheyd 19kii bishii September, sanadkan 2012.

Eebbe naxariistii janno ha siiyo.

Aamiin

 

United Kingdom
Xildhiban Publications.

Isha Qoraalka
C/casiis Cali Ibrahim "Xildhiban"
Copyright © Xildhiban 2012
All rights reserved.


 

Qoraa Sare
Abdulaziz Ali

Ibrahim "Xildhiban"

WAXAY KUU DHIGEEN MA KUGU DHAQEEN

Waxay kuu dhigeen ma kugu dhaqeen

Taxanaha Taariikhda SOOMAALIYA

Taxanaha
Taariikhda

Soomaaliya

MAAHMAAHYO Murti & Madadaallo

Maahmaahyo
Murti &
Madadaallo

Sooyaalkii suugaanta

Sooyaalkii suugaanta
Read more..

Xulka maansooyinka

Xulka
maansooyinka
Read more.....

Horseedayaashii Halaagga SOOMAALIYA

Horseedayaashii Halaagga
SOOMAALIYA

Published 2010

Dalaan dalkiisa Damqasho Laheyn

Coming soon


Maamulladii
& madaxdii soo
martay Soomaaliya

Coming soon

Bandhigga buugga
"Saa waxay tiri"

Xildhiban Publications
Presents

Xildhiban Publications
Presents

Abwaano & Fanaan ka hadlaya taariikh nololeedkii Cabdulle Raage Taraawiil

Kulankii Qoreyaasha Soomaaliyeed ee dalka Sweden

 
 

 

Home   |   Publications   |   About us   |   Photo Gallery   |   Contact us

_______________________________________________________

Copy Right xildhibanpublications.com ® All Reserved 2008